UFFO

[ENGLISH] When the Uffo volunteers were arrested after rehabilitating the hospital in Hargeisa 1981, the people rose up to save their lives. Watch the TV program Uffo every Thursday at 8.00pm on Star TV. All episodes will be uploaded to Star TV’s YouTube channel.

 

The TV program is based on a unique media-research collaboration between STAR TV, Peace Research Institute Oslo (PRIO) and Rako Research and communication centre.

 

This is an example of collaborative research that aims to create awareness, engagement and transformation in the communities were the research is taking place.

 

To find out more about Uffo and the media-research collaboration, have a look at the booklet below:

Photography and Design by Mustafa Saeed.

[SOMALI] Markii mutadawiciintii UFFO laxidhxidhay kadib markii ay dibuhagaajin ku sameeyeen cusbitaalka Hargaysa sanadkii 1981, dadku waxay u wada kaceen siday noloshooda u badbaadin lahaayeen dhalinyartaa. Daawo oo lasoco barnaamijka laga sameeyay UFFO ee Star TV ka soo galidoona Khamiis walba 8:00pm. Xalaqad kasta waxaa lasoo dhigi doonaa safxada YouTube ka ee Star TV channel.

 

Barnaamijkani waxa uu ku salaysanyahay iskaashi warbaahin-cilmibaadhis ee STAR TV, Peace Research Institute Oslo (PRIO)  iyo xarunta cilmi baadhista iyo isgaadhsiinta ee Rako (Rako Research and communication centre).

 

Iskaashigan cilmibaadhis waxa uu udan leeyahay in uu abuuro wacyi galin, ka qaybgal iyo isbadel oo uu kudhex abuuro bulshada laga sameeyay cilmi baadhistan.

 

Si aad wax badan uga ogaato UFFO iyo iskaashigan warbaahinta iyo cilmibaadhista, Fiiri buugan halka hoose ku lifaaqan.

Sawir-qaadida iyo naqshadaynta Mustafa Saeed.